ICRC OO GARGAAR CAAFIMAAD GAARSISAY GOBOLKA TIGRE EE WAQOOYIGA ITOOBIYA.
![](https://www.blogger.com/img/transparent.gif)
Afhayeen u hadlay guddiga gurmadka oo ku sugan itoobiya ayaa xaqiijiyay in kolanyadii ugu horreysay oo sida sahay caafimaad oo ka timad ay ICRC ay gaartay magalada makkale ee xarunta gobolka tigrey.
Midawga africa, ayaa 2 bishan november ku dhawaaqay in dhinacyada isku haya waqooyiga itoobiya ku heshiiyen in la joojiyo calaadii labada sano udanbaysay kasocotay gobolkas.
Comments
Post a Comment