Posts

DAL MADAXTOOYADIISI LAGA QAXAY OO HADANA MAA-GASHI LOO RAADINAYO!!!

Image
Habeenimadii 27 bishaan November kooxda al Shabaab ayaa weerar ku qaaday hotelka Vill Rays ee oo ku yaal xayndaabka Madaxtooyada somalia oo ah aag aad lo ilaaliyo ayna adag tahay in la maro ama si fudud lagu galo. Weerarkan oo ku bilawday qarax ka dhacay afaafka hore hotelka iyo dagaal toosa oo daba socoday ayaa qaatay wax ka badan 24 saac . ilaa hada dawladu kama jawaabin halka galoso abaabulay, cida fududaysay iyo cidii fulisay geeri iyo nolol toona.  waxa weerarka ka dhashay wax yeelo isugu jidha dhimasho iyo dhaawac oo sogaray dad Shacab ah iyo xubno dawlada ka tirsan labadaba. Waxa laso tabiyay in intii weerarku socday madaxtooyada laga saaray madaxweynaha somalia Xasan Sheikh oo la geeyay xayndaabka Xalane oo ah aag ay dagan yihiin hay'addaha qarama midoobay halkaasana u uhoyday habeenkii. Isla maalintii xigtay oo ah 28 bisha iyadoo wali hawlgalkii socdo madaxweynaha waxa uu ka qayb galay shirka maal-gashiga somalia oo miqdisho lagu qabtay isagoo halkaa kasheegay in dalku uba...

ICRC OO GARGAAR CAAFIMAAD GAARSISAY GOBOLKA TIGRE EE WAQOOYIGA ITOOBIYA.

Image
  Hay'adda laanqayrta case ee calamiga oo loso gaabiyo (ICRC) ayaa sheegtay in kolanyadii ugu horreysay oo sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka tigray ee waqooyiga Itoobiya, kadib heshiiskii nabadeed ee bilowgii bishaan ay kala saxiixdeen dawlada itoobiya iyo jabhada  xoraynta tigray ee TPLF. Afhayeen u hadlay guddiga gurmadka oo ku sugan itoobiya  ayaa xaqiijiyay in kolanyadii ugu horreysay oo sida sahay caafimaad  oo ka timad ay  ICRC ay gaartay magalada makkale ee xarunta gobolka tigrey. Midawga africa, ayaa 2 bishan november ku dhawaaqay in dhinacyada isku haya waqooyiga itoobiya ku heshiiyen in la joojiyo calaadii labada sano udanbaysay kasocotay  gobolkas.

HAW-LAG SOCDA 15 SANO WALINA AAN GUULAYSAN.

Image
  Ilaa-2007 dii dalka soomaaliya waxa  ka socda haw-galka nabad ilaalin kaas oo lagaga qay ka ah xasilinta iyo nabad ku soo dabaalida somalia. Oo ay 1991 burbureen dhamaan hey'addaheedii dawliga ahaa. Hawlakaan waxaa xubno ka ah dalalka gobalka  sida Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Ugaandha hawlgalkan oo bilawgiisi hore ahaa in 6 bilood lagu so koobo ayaa waxa uu marayaa 15 sano wali waa socda iyadoo aanay jirin cid si cayiman usheegi kadha maalinta lasoo gabagabaynayo. Inkasto hawl-galkan ujedadiisu ahay xasilinta iyo nabadaynta somalia hadana ilaa hada waxa laga dhaxlay guul iyo guuldaro labadaba. Hawlgalkan inkasto magaalooyinka waaweyn laga xoreyay kooxaha nabada diidan taas oo ay suurto galiyren ciidanka xooga iyo Asmison oo iskaashanaya  hadana Dhanka kale hawlagkan wax ka muuqda  guuldarooyin badan sida Waqtiga, dhaqaalaha iyo kooxa nabad diidka oo wali dalka jooga.

DAL DHIIGA IYO XASUUQA LAGU HELO XUKUNKA.

Guud ahaan dalalka caalamka waxa ka jira kooxo hubaysan oo magacyo kala duwan leh kuwaas oo u dagaalama  xukunka iyo hoggaaminta dalkaas iyo dadkaas. Soomaaliya 30 kii sano ee ugu danbeyay waxa soomaray kooxo hubaysan oo kala duwan laakin doonista ka midaysan sida  Jamhado, Huggaamiye kooxeedyo, Urur diimeedyo iyo qabqablayaal  kuwaas oo magac ahaan iyo mawqif ahaan  kala duwanaa  laakiin ay midaysay aragtida ah  in wadada kaliyee xukunka iyo kursiga lagu gaarayo ay tahay Qoriga iyo qubida dhiigga  shacabka soomaaliyeed. Hadaba Waxa jira xubno madaxtinimada kuso gaaray qoriga Caradiisa iyo qubida dhiiga shacabka.  JAMHADIHII SIDA. USC, SSDF,SNM iyo RRA  intuba waxay gaysteen gabood falo iyo gumaad hadana inta badan Raggii huggaminayay waxay dalka ka qabteen xilalka kal duwan sida xildhimaano wasiiro, taliyaal ilaa madaxwayne. URUR DIIMEEDYADII. • shiekh shariif waxa uu ahaa xubin saroo ka tirsan ururka maxaakiimta oo 2006 qabsaday koonfurta i...